Kulan xasaasi ah oo Villa Somalia ku dhexmaray Farmaajo & Guddoonka Golaha Shacabka

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoonka Golaha Shacabka ayaa wadahadallo ku saabsan xaaladaha dalka ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka. Qoraal kooban oo ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in kulankaas diiradda lagu  saaray sidii doorasho ay dalka uga dhici lahayd. Madaxtooyada kuma sheegin qoraalka ay soo saartay waxyaabaha … Continue reading Kulan xasaasi ah oo Villa Somalia ku dhexmaray Farmaajo & Guddoonka Golaha Shacabka